Al Shabaab oo War kasoo saartay Qaraxyo maanta ka dhacay Muqdisho iyo Baydhabo

Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada labo qarax oo saakay siyaabo kala duwan uga dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, qaraxyadan ayaana dhaliyay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in saakay qarax ismiidaamin ah ku weerareen goob ay ku sugnaayeen ciidamo booliis ah oo kutaala agagaarka dekadda magaalada Muqdisho. … Continue reading Al Shabaab oo War kasoo saartay Qaraxyo maanta ka dhacay Muqdisho iyo Baydhabo